Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Ku Gedaaman Cusbitaalka

0
383

Burco (Dawan): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Cabdi Suudi Ibraahim, ayaa ka warbixiyay duruufaha ku gedaaman cusbitaalka Burco iyo baahiyaha ka jira.

Waxaanu agaasimuhu ugu baaqay bulshadda gobolka Togdheer in ay ka feejignaadaan faafintaanka caabuqa Corona virus.

Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, waxa kaloo uu ka hadlay sababta keentay in qaybo ka mida adeegyadda uu cusbitalku bixiyo laga dhigo lacag.

Daawo: Dr. Suudi Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply