Drs. Edna Aadan Oo Qalab Caafimaad Gaadhsiisay Gobolka Hawd

0
501

Baligubadle (Dawan): Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa qalab caafimaad oo kala duwan gaadhsiisay  xarunta hooyadda iyo dhalaanka ee  Xaaji Haybe oo ka tirsan deegaanka Ina Cunaaye ee gobolka Hawd.

Qalabkan caafimaad ayaa isugu jira qaybaha kala duwan ee lagu daaweeyo hooyadda iyo dhalaanka ayay bulshadda deegaankaasi baahi weyn u qabeen.

Daawo: Warkaasi:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply