Wasiirka warfaafinta Somaliland oo u Jawaabay Madaxweynaha Puntland

0
571

Hargeysa (Dawan) Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore,  oo u jawaabay madaxweynaha Puntland ayaa sheegay hadii ay Puntland hadii ay dhinaca xuduuda Somaliland u soo dhaqaaqdo in ay la kulmi doonto ciqaab.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore isaga oo arrimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi “Deni waxa fiican in uu sida uu u hormariyey ganacsigiisa uu u hormariyo siyaasaddiisa,… Puntland ciqaab ayey la kulmaysa hadday u soo dhaqaaqdo xuduudaha Somaliland”

Leave a Reply