Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Cumar ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka Borama, islamarkaana u magacaabay agaasime cusib.
Waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay xafiiska wasiirka caafimaadka Somaliland.