Wefti ka Socda Dalka Kenya oo soo Gaadhay magaalada Hargeysa

0
580

Hatgeysa (Dawan) Hoggaamiyaha xildhibaannada laga tirada badan yahay ee baarlamaanka Kenya, Junet Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Hargeysa, ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa uu la kulmay madaxda xisbiyada muxaafidka iyo mucaaridka, ee Somaliland.

Leave a Reply