- Qofka walaalkii hoos wax ugu sheega, waa uu waaniyay, ka shir wax ugu sheegana waa uu fadeexadeyay.
- Wakhtigaaga haku lumin hadal dheer waayo dadku waxay dhegystaan waxay rabaan keliya
- Ha isku adkayn wax ku dhaafay wanaag iyo xumaan waayo dhamaantood way tegeen .
- Haddii aan rabno inaad nabad gaadhno waa inaan caruurteen wax barnaa
- Aqoonta waan faan ugu filan inuu sheegto qof aan xaqba u lahayn, haddii lagu sheegana uu ku farxo, Jaahilnimada waxa ceeb ugu filan in kii jaahilka ahaa uu ka xanaqo.
- Dulqaadka aad naftaada u muujisa waa kalsooni, kana aad qoyskaaga u muujisaa waa kalgacal, nooca dulqaad ee aad bulshada kale u muujisaana waa qadarin iyo xushmad.
- Dhibaato kasta oo aad soo marta waxay ka dhigta qof jabay ama qof sii jiri kara oo xalilaya dhibta. Hadafkaaga iyo dadaalkaaga ayaa ka dhigaya guulasyte ama fashilme.