Xikamadaha

0
596
  • Qofka walaalkii hoos  wax ugu sheega, waa uu waaniyay, ka shir wax ugu sheegana waa uu fadeexadeyay.
  • Wakhtigaaga haku lumin hadal dheer waayo dadku waxay dhegystaan waxay rabaan keliya
  • Ha isku adkayn wax ku dhaafay wanaag iyo xumaan waayo dhamaantood way tegeen .
  • Haddii aan rabno inaad nabad gaadhno waa inaan caruurteen wax barnaa
  • Aqoonta waan faan ugu filan inuu sheegto qof aan xaqba u lahayn, haddii lagu sheegana uu ku farxo, Jaahilnimada waxa ceeb ugu filan in kii jaahilka ahaa uu ka xanaqo.
  • Dulqaadka aad naftaada u muujisa waa kalsooni, kana aad qoyskaaga u muujisaa waa kalgacal, nooca dulqaad ee aad bulshada kale u muujisaana waa qadarin iyo xushmad.
  • Dhibaato kasta oo aad soo marta waxay ka dhigta qof jabay ama qof sii jiri kara oo xalilaya dhibta. Hadafkaaga iyo dadaalkaaga ayaa ka dhigaya guulasyte ama fashilme.

Leave a Reply