Baahiyo ka jira degmada Masalaha gorad oo ka tirsan degmooyinka gobolka Togdheer

0
587

Togdheer (Dawan)- Gudoomiyaha degmada Masalaha gorad faarax cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay dhisayihiiin rugtii booliiska jeelkiii xafiiskii degmada iyo dhaam biyoodyo waxaanu sheegay in ay xiligan aad ugu baahan yihiin xarun caafimaad maadaama dadweyne fara badani ay deegaanka yaalaan waxaanu intaa ku daray in xukuumadda ay sugauyaan balan qaadka dugsiga boodhanka ah ee ay xukuumadu balan qaaday in ay ka dhisto degmada.

Dhinaca kale waxa uu ka waramay in xaalada amaan ee degamadu ay aaad u wanaagsansatay waxaanu si weyn ugu mahad celiyay qurbo jooga deeganka oo uu sheegay In ay gacan weyn ka gaystaan mashaariicada degmada lagu horumarinayo.

Leave a Reply