Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiyadda Gaarka ah Oo Heshiis Gaadhay

0
729

Hargaysa (Dawan): Wasaaradda waxbarashada Somaliland iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay ayaa kala saxeexday xeer nidaamiyaha waxbarashada gaarka loo leeyahay oo muddo muran ka taagnaa.
Kulan maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa oo uu goob joog ka ahaa wasiorka waxbarashada Somaliland ayaa lagu shaaciyay in wasaraada iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay ay arrintaasi is af garad ka gaadheen.

Halkan Ka Daawo: Warkaasi:

Dawannews.com/Hargaysa Somalilsnd.

Leave a Reply