Hanbalyo Meher Wacan

0
1971

Gudoomiyaha wargeysyadda Dawan Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay)

Gudoomiye ku xigeenka wargeysyadda Dawan Pro. Daahir Maxamuud Xadi

Tifaftiraha guud ee wargeyska Dawan Axmed Maxamed Saleebaan

Tifaftire ku xigeenka wargeyska Dawan Faysal Xiis Weerar (Af-gaab)

Gudoomiyaha wakaalada wararka Somaliland ee Solna Cumar Maxamed Faarax

Khadar Maxamed Xaashi

Saciid Faarax Muuse

Saciid Askar

Khadar Cabdi Muuse

Faysal Axmed Kaarshe

Sacad Cabdi Muxumed Xarbi

Saleebaan Cabdi Cali Kalshaale

Dhammaan dadkaasi waxaa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan meherka Maxamed Cabdi Ismaaciil iyo marwaddiisa Ifraax Cabdillaahi Cali oo meherkoodu ka qabsoomay Hutel Sow ee magaalada Borama 6/8/2020 waxaanay ALLE uga baryayaan in meherkooda uu ku gaadhsiiyo aqal wiil iyo caano nabad iyo caano noqda oo lagu badhaadho.

Leave a Reply