Wasiirka Beeraha Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Banka Wajaale

0
819

Tog-Wajaale (Dawan): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta soo kormeeray Banka Mashruuca Tog-Wajaale oo ay dawladu dalagyo kala duwan ka beertay.

Halkaasoo ay ka baxeen noocyo kala duwan oo dalagyo ah iyo sidoo kale kuwo cusub oo haatan ay socoto Shiniyayntoodu.
Daawo: Warkaasi:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply