Somaliland : Qorshaha Hannaanka Waxbarasho ee ka Hortaga Covid iyo Qodobo laga soo saaray

0
567
SONY DSC

Hargeysa (Dawan) Guud ahaan Somaliland waxaa dib u bilaabmay waxbarashada sannad dugsiyeedka 2020/2021,  taas oo la hirgelinayo qorshaha ka hortaga faafitaanka Covid-19.

Guddida ka hortaga xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 ayaa soo saaray qodobo lagu dhaqayo goobaha waxbarasho ee dalka, kuwaas oo la rabbo in lagu illaaliyo badqabka ardayda iyo macalimiinta.

Halkan ka Akhriso 

Leave a Reply