Deg Degg : Intixaankii Fasalada 4aad ee Dugsiyada oo la shaaciyay Wakhtiga…

0
659

Hargeysa (Dawan) Xafiiska imtixaanadka Qaranka Somaliland, ayaa hada shaaca ka qaaday in maalinta Berri (10.08.2020) lagu dhawaaqi doono natiijada  Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 4aad ee Dugsiyada sarre.

Waxa kale oo la shaacin doonaa Natiijadii Qiimaynta ee fasallada kale oo dhan: “laga bilaabo KG ilaa Form 3”.

Arday kastaa waxa uu natiijadiisa ka heli doonaa Dugsigiisa.

Guddoomiyayaasha waxbarashada gobollada oo qudha ayaa iman doona Xafiiska Imtixaanaadka.

Leave a Reply