Somaliland : Mashruuc   lagu Taakulaynayo Bulshada Danyarta Ah oo la Daahfuray

0
718

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa daahfurtay barnaamij lagu taakuleynayo bulshadda nugulka ah  ee reer Somaliland.

Waxaana barnaamijkani oo ay wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshadu daahfurtay ka faa’ideysan doona 32 kun oo qoys islamnarkaana u dhiganta 200 000 kun oo qof sida wasaaraddu sheegtay.

Waxaanay wasaaraddu sheegtay in uu mashruucani uu yahay mid wax badan ka tari doona baahida dadka danta-yar.

mashruucan ayaa ka fuli doona Degmooyinka
1. Xaysimo
2. Gebilay
3.Selel
4.Saraar

Mashruucan ayaa socon doona mudo sanada isaga oo taabanaaya dadkii abaaraha iyo

Leave a Reply