Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Arabsiyo

0
423

Arabsiyo (Dawan): Wasiirka wasaradda Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta xadhiga ka jaray Ceel biyood Riigg ah oo laga hirgeliyay magaaladda Arabsiyo ee gobolka Gabiley.
Ceel biyoodkan Riigga ah waxaa hirgelintiisa iyo fulintiisaba samaysay wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland.
Munaasibadda xadhig ka jarista ceel biyoodkaasi waxaa wasiirka ku wehelinayay badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, iyo ku-xigeenkiisa iyo guddoomiyaha Arabsiyo Xamse Xaaji Xuseen.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi;


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply