Agaasimeyaal Kormeeray Mashaariic Laga Hirgelinayo Caynaba

0
390

Caynaba (Dawan): Agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha arrimaha gudaha, waxbarashada iyo caafiimaadka ee Somaliland ayaa maanta soo kormeeray mashaariic laga hirgelinayo magaaladda Caynaba.
Waxaanay agaasimeyaashu soo kormeereen cusbitaalka guud ee magaaladda Caynaba iyo dugsiyadda waxbarashada ee magaaladaasi.

Daawo: Warkaasi:


Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply