Dakhli Saamayn Togan Leh

0
358

dunida dadka ku nooli waxay qabtaan hawlo kala duwan, oo dhamaantood ay midayso inay noloshooda kala soo baxaan. Haddaba hawlaha kala duwan ee ay dadku qabtaan waxa ka mid ah kuwan soo socda:

  • Garyaqaanku wuxu rajaynayaa inaay dhibaatoyinku bataan sida dadka uu garta u gelayo ee maxkamadaha imanaya u kordhaan, shaqadiisuna joogto u noqoto.
  • Dhakhtarku waxa uu jecel yahay in xanuunadu bataan si dakhligu u kordho .
  • Makaaniga baabuurta wuxu isaguna ku fikirayaa inay cilladaha gaadiidku is daba joog noqdaan si dhakhligiisu meel sare u gaadho.
  • Laakiin Tuuga ayaa ku fikiriya inuu noqdo nin maal qabeen ah si uu hawshan halista ah ee dhibta badan uga hadho oo u badbaado.

Askariga aya isna ku fikiraya in amaanku adkaado si uu u gurigiisa u seexdo.

Waxa fiican in qof kasta ka fikiro in dakhliga uu  helayaa aanu bulshada saamayn xun ku yeelan.

Leave a Reply