Xukuumadda Somaliland oo Hirgalisey Xeer-nidaamiyaha …

0
628

Hargeysa (Dawan) Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta.

Waraaqdan ka soo baxday xafiiska wasiirka isgaadhsiinta oo soo gaadhay xafiiska warqabdka mareegta Dawan ayaa u dhigneyd sidan.

Xukuumadda Somaliland oo Hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta

 

Leave a Reply