Deg Degg: Masuul ka Tirsanaa Xisbiga WADDANI oo Casilay

0
456

Hargeysa (Dawan) Jaamac Hilaac oo ahaa xoghayihii dib u dejinta ee cusbiga WADDANI, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

Waxaanu sidan uu ku sheegay qoraal uu ku baahiyey bartiisa xidhiidhka bulshada ee Facebook, waxaanu yidhi “Caawa bisha August Tahay 31/2020 waxan iska casiley xilki xubinimadi golaha dhexe, xoghayihi iyo guddiga fulinta ee xisbiga WADDANI”.

Sawirka masuulka iska casilay xisbiga WADDANI, siyaasi Jaamac Hilaac.

 

Leave a Reply