Sool: Beello Shaqaaqo Dhexmartay Oo Aqbalay Gogol Nabadeed

0
378

Adhi-cadeeye (Dawan): Beel ka mida beelihii dhawaan shaqaaqadu ku dhexmartay deegaamadda Booc iyo Adhicadeeye, ee gobolka Sool ayaa aqbashay gogosha nabadeed ee ay u fidisay beeshii dirirtu kala gaadhay.
Waxaanay beeshaasi maanta ka shaacisay aqbalaadda gogosha nabadeed kadib shir ay la yeesheen weftiga wasiirro iyo masuuliyiin kale ah ee xukuumadda Somaliland oo Sool u jooga hawlaha nabadaynta beelahaasi.


Qaar ka mida odayaasha beeshaasi oo hadalo ka jeediyay kulanka ay wasiirradda ayaa shaaciyay in ay aqbaleen gogosha nabadeed, isla markaana ay diyaar u yihiin sidii nabad loogu dhamayn lahaa wixii dhcay.

Daawo: Hadaladii Masuuliyiinta iyo Odayaasha:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply