Haayadda Shaqaalaha Oo Tiro-koob Ka Bilawday Burco

0
470

Burco (Dawan): Haayadda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa maanta tiro-koob madac taabasho ah ka samaysay magaaladda Burco.
Kadib kormeer ay maanta magaaladda Burco ku tegeen saraakiil ka socday haayadda shaqaalaha dawladda oo uu hogaaminayay agaasimaha haayadaasi.
Sidoo kale waxaa isla maanta ay haayadda shaqaaluhu Burco ka bilawday diiwaan gelinta dhalinyaradda loo qaadanayo shaqo qaran.
Waxaanay masuuliyiintaasi xafiiskiisa kulan kula qaateen maamulka gobolka Togdheer iyo masuuliyiinta laamaha dawladda ee gobolkaasi.

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply