Dawladda Hoose Ee Boorama Oo Waddooyin Dayactir Ku Samaysay

0
549

Boorama (Dawan): Dawladda hoose ee degmadda Boorama ayaa dayactir ku samaysay jidadka muhiimka ah ee gudaha magaaladda oo ay roobab waxyeeleeyeen.
Waxaanay dawladda hoose ee Boorama sanadkan 2020-ka intii lagu jiray ay gudaha magaaladda ka dayactir, iyo casriyayn ku sameeyeen ilaa afar jid iyo biriijyo.


Waddooyinkaasi oo qaarkood ay waxyeelooyin soo gaadhsiiyeen roobabkii sanadkan ka da’ay magaaladda iyo kuwo siyaabo kale bur-bur u soo gaadhay.
Sida uu sheegay maayarka magaaladda Boorama Saleebaan Xasan Xadi, oo maanta kormeer ku soo sameeyay Waddooyinkan ay dib u habaynta ku samanayaan.

Daawo: Maayarka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply