Kulan Lagu Aasaasayo Ururka ICT-ga Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
508

Hargaysa (Dawan): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolaniyadda Somaliland ayaa qabatay kulan lagu aasaasayo ururka iskaashatadda ICT-ga.


Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa waxaa ka qayb galay wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi.
Sidoo kale waxaa kulanka joogay masuuliyiin ka socday shirkadaha isgaadhsiinta iyo khabiirro aqoon u leh isgaadhsiinta.

Daawo: Kulankaasi iyo U Jeedkiisa:

Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply