Rasuulka Allah (scw) waxa xadiis ku yidhi “Waxa la isoo diray si aan u dhamaystiro akhlaaqda wanaagsan”. Dhaqanka wanaagsani waxa uu ku xidhan yahay iimaanka qofka hadii uu akhlaaqadaadu xumaato iimaankaaguna wuu daciifaya taasina waxa inoo cadeeyay xadiiska Rasuulka (scw) ee ku yidhi: “Allah ayaan ku dhaartee imuu rumayn, illaahay baanu ku dhaartee imuu rumayn, Rasuulkii Allaw waa kuma kaasi? ( Saxaabada ayaa weydiisay) Waxaana uu yidhi “ ka aan dhibaatadiisa ka nabad gelin jaarkiisa”. (Waana dhibaato dhaqan xumo oo jaarka loo geysto).
Nebiga (scw) ayaa loo sheegay gabadh tukata oo soonta oo cibaado badan laakiin aan jaarkeeda nabad gelin, Nebigu (scw) waxa u sheegay in gabadhaasi Naarta gelayso, waxa kale oo loo sheegay gabadh cibaadadeedu kooban tahay laakiin jaarkeeda si fiican uga nabad gelay waxaana uu yidhi Rasuulku (scw) “Gabadhaasi Janada ayay gelaysaa”. Markaa Akhlaaqda wanaagsan ayaa hogaamisa camalka wanaagsan.
Like this: Like Loading...
Related
Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi “Waxa la isoo diray si aan u dhamaystiro akhlaaqda wanaagsan”. Dhaqanka wanaagsani waxa uu ku xidhan yahay iimaanka laftiisa hadii uu dhaqankaagu xumaado iimaankaaguna wuu daciifaya taasina waxa inoo cadeeyay xadiiska Rasuulka (scw) ee ku yidhi: “Illaahay baan ku dhaartee imuu rumayn, illaahay baanu ku…
August 13, 2015 In "Barnaamijyada"
Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi “Waxa la isoo diray si aan u dhamaystiro akhlaaqda wanaagsan”. Dhaqanka wanaagsani waxa uu ku xidhan yahay iimaanka laftiisa hadii uu dhaqankaagu xumaado iimaankaaguna wuu daciifaya taasina waxa inoo cadeeyay xadiiska Rasuulka (scw) ee ku yidhi: “Illaahay baan ku dhaartee imuu rumayn, illaahay baanu ku…
May 23, 2015 In "Barnaamijyada"
Maalin ayuu nin Rasuulka Allah (scw) u yimi nin wuxuuna ku yidhi “ gabadha heblaayo way salaad, soon iyo sadaqad badan tahay, laakiin Jaarkeeda ayay ku dhibtaa carabkeeda” Rasuulka Allah (scw) ayaa ku yidhi “ Naarta ayay ku jirtaa”. Waxa kale oo uu yidhi “ Gabadha kale ee heblaayo…
October 11, 2014 In "Barnaamijyada"