Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE

0
559

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Ibraahim Axmed Raabi.

Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xoghaya Guud

Leave a Reply