Wararka Dalka Hoggaanka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo Hadda la Doortay By Khadar Maxamed - October 28, 2020 0 656 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Waxaa hadda Shirka 7-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga muxaafidka ah ee tallada dalka haya ee KULMIYE lagu doortay Hoggaanka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.