Sabirka Iyo Horumarka

0
380

Tusaale fiican oo sabirka ah, waxa inagu filan natiijadii dagaalkii labaad. Dagaalkaa Weyn ee Jarmalka 1938 -1945, haddii uu sameyn lahaa dulqaad Jarmalku shan sano ama toban sano oo kale, oo aanu dagaalkaasi ku degdegin.

Waxa la rumaysan yahay in aanu jireen dalka keliya oo Yuruub ah oo kula tartama horumarka. Hawsha hadda inaga ina hortaalla waa in aan xooggeenna ku dhisno degganaan iyo indho indheyn  ama ka fiirsi , taxadra iyo samir badan. Kabirka isla weynida, iyo sabir la’aantu  waa saldhiga fashilka iyo guuldarada.

Jarmalku waxa sebenkaa ahaa dawladii ugu horumarsanayd dhinaca wershadaha, ciidank,a iyo dhaqaalahaba.

Leave a Reply