Togdheer oo Ciyaaraha Gobollada laga Mamnuucay

0
470

Hargeysa-(Dawan)- Wasaraadda dhallinyrada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa gobolka Togdheer ka mamnuucday tartanka gobollada Jamhuuriyadda Somaliland  muddo afar Sanno ah.

Xulka gobolka Togdheer ayaa muddo isku dhex haystay gudaha garoonka ilaa marka danbe uu murankoodu sabab u noqday inay ka hadhaan tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland.

 

Leave a Reply