Deg Deg: Xulka Gobolka Daadmadheedh oo ku Guuleystay Koobkii Gobolada Somaliland

0
399

Hargeysa (Dawan) Xulka gobolka Daadhmadheedh, ayaa ku guuleystay koobkii gobolada Somaliland, kadib markii ay laba iyo hal kaga adkaadeen kooxda gobolka Maroodijeex.

xulka gobolka gobolka Daadmadheedh ayay noqonaysa markii koobaad ee ay koobankan ku guuleystaan, halka tababarahooda macalin Diridhaba ay u noqonayso koobkii saddexaad ee horyaalka gobolada ee uu qaado, isaga oo laba koob oo hore u qaaday gobolka Maroodijeex.

wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa maanta bixin doonta, bilado kala duwan oo la siin doono, ciyaartooydii, kubada cagta, orodada.

madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guddoonsiin doona xulka ku guuleystay koobka, waxaanu hanbalyeeyay kooxaha galay kaalinta koobaad iyo labaad.

Leave a Reply