Fikirka Dariiq Badbaado Ah!

0
800

Waxa jira xaqiiqo cilmiya oo tidhaa “ Hadii Rah lagu rido weel biyo ku jiraan , oo weelkaasi hoostiisa dab lagu shido marka uu biyaha kulalykooda dareemo wuxu isku daya inuu ka boodo laakiin marka uu awoodi waayo inuu ka boodo weelka isagoon ku celicelin ama meelo kale eegin wuxu gaadhaa go’aan kale oo ah inuu la qabsado xaaldda isagoo isku tirinaya inuu yahay geesi adkaysi leh waxaana uu soo daayo dheecano kala duwan waxaan uu aaminaa inu nabad gelayo.

Nasiib daro kulaylkaasi maaha mid uu la qabsan karo waana uu dhintaa ugu danbaysta. Haddaba Maxaa dilay Raha? Haddii qofku isku qanciya inuu xaaladaha adag la qabsanayo oo adkaysi leeyahay, isagoon raadin dariiqyo kale waa sida Rahaasi. Xaladaha uga fikir sida ay u kala duwan yihiin.. Hana noqon Raha oo kale .

Waayo haddii aad maalin kasta afar saacadood oo keliya hawl aad qorshayso fuliso taasi oo aad doonayso inaad ka gun gaadho  waxa la xaqiijiyay inaad si degdeg ah ugaaadhayso  natiijadeda .

Leave a Reply