Hargeysa (Dawan) Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa hay’adaha kala duwan ee warbaahinta lagaga dalbanayaa inay dib u cusboonaysiistaan Ruqsadahooda.
Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo soo gaadhay xafiiska Wargeysyada Dawan, ayaa u dhigneyd sidan.