Xukuumadda oo Dalka Ethiopia Xaalad Caafimaad ugu Qaaday Gool-yaha Sool

0
398

Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaalad Caafimaad dalka Ethiopia ugu qaaday Gool-hayaha xulka gobolka Sool Yuusuf Yacquub.

Wasiirka Wasaaradda dhallinayada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mirre ayaa hore u sheegay in Xukuumaddu ay dhabarka u ridatay xaaladda Caafimaad ee Yuusuf.

Gool-hayaha gobolka Sool ayaa ku dhawaacmay Ciyaar dhexmartay gobolka Daadmadheedh taasi oo sababtay inuu miir beelo oo la dhigo Cisbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.

Leave a Reply