Laascaanood oo Noqotay Qabrigii Garsoorka

0
457

Laascaanood (Dawan) Horaantii sannadkan, laascaanood ayaa lagu dilay guddoomiyihii maxkamada gobolka Sool, ka dib qarax loogu xidhay gaadhigiisa.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay dilkiisa.

Gobolka Sool oo ka mid ah Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa masuuliyiinta garsoorku waxa ay ka yihiin dadka ugu badan ee la-bartilmaameedsanayay tobankii sano ee u danbeeyay.

Horey waxa magaalada loogu filay guddoomiyayaal Maxakamadeed,xeer ilaaliyayaal iyo saraakiil amni.

Xigasho: Wargeyska Saxafi

Leave a Reply