Xanuunku Geerida Ma Keeno!

0
384

Afartan sano ayuu xanuun halis ah hayay kaasi oo ka qaaday dhadhanka nolosha. Sida dhakhaatiirtu u sheegeen wuxu aaminsanaa inuu sababta geeridiisa uu xanuunkani yahay.  Wuxu iska ilaalin jiray wax kasta oo xanuunka kiciya halisna ku ah sida raashinka looga digay.

Laakiin ninkaa sida taxadarka u lahaa ee la socday xanuunkiisa oo iska ilaalinyay wax kasta oo keeni kara inuu u dhinto ayaa sabab looga soo dhigay geeridiisa shil  baabuur.

Sidaas darteedna Xanuunkii uu ka baqayay 40 sano muu noqon sababta dhimashadiisa. Qadarka Allah ah ayay ariimuhu ku fulaan, qofka kasta Allah (sw) ayaa og sababta geeridiisa.

Leave a Reply