Xidhiidhka Xurmada Waalidka Saaxiibkii!

0
26

Abuu Usayd Maalik ibn Rabiicah as-Saacidi (Rc) waxaa laga soo xigtay inay la fadhiyeen nabiga (Scw) markii uu u yimid nin reer banii Salama ah oo ku yidhi: “ Rasuulkii Allow, Ma jiraan samafal igu labadayd waalid ka dib dhimashadooda?.

Nabigu (Scw) wuxuu ugu jawaabay: ” Haa, waa in loo duceeyaa oo dembi dhaaf iyo naxariis loo dalbaa, oo ballankii ay ka tageen la oofiyaa, oo saxiibadooda la xurmeeya, qaraabada xaggooda ka soo jeedana la xidhiidhiyaa, ( Wanaag loo sameeya) “. Maj/Fat/Ibnu Baas 251/13

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here