Wararka Dalka Wasiirka Ciyaaraha oo Xilka Qaadis ku Sameeyay Isu-duwayaasha Gobollada… By Khadar Maxamed - November 23, 2020 0 624 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland mudane Boos Mire Maxamed, ayaa xilkii ka qaaday Isu-duwayaashii wasaaraddiisa ee gobollada Sanaag, Hawd, Awdal iyo Togdheer.