Macaamilka Caalamka Ee Maraykanka!

0
589

Henery ALfre Kissinger waxa uu ahaa Wasiirkii Arrimaha debedda ee Maraykanka mudadii u dhaxaysay  1973 -1977.  Kisssinger ayaa  ka qoray buugaag badan oo kala duwan siyaasadda arrimaha debedda ee Maraykanka.

Haddaba buugiisa uu  u bixiyay Diplomaasiyadda ayuu ku qeexay qaabka Marakanku ula macaamilo dhamaan dhibaatooyinka. Waxaana uu u sheegay in Maraykanku ka eego arrimaha sida isaga u wanaagsan ee ay dantiius ku jirto, laakiiin aanu  isku deyin inuu mushkuladaasi xal u helo,

Henery waxa uu yidhi “  Maraykanku ma jecla inuu xalliyo mashaakilka caalamka ka jira, waxase uu qabsadaa dhegaha mashaakilka,  si uu ugu jiheeyo ama ugu jeediyo hadba dhanka maslaxaddiisu jirto “

 

 

 

Leave a Reply