Mudane ka Tirsan Golaha Guurtidda oo Bulshada Ugu Baaqay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

0
356

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Nuur Aw Cali Aadan kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland, ayaa bulshada gobollada bariga Somaliland ugu  baaqay qaadashada kaadhka codbixinta.

Sidoo kale xildhibaanku waxaa uu guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ugu baaqay in ay dib u eegis ku sameeyaan goobaha ay dadka reer guuraaga ahi ka hayaameen.

waxaa kale oo uu koomiishanka u soo jeediyay in ay is raaciyay kaadhka dhalashada iyo ka muwaadinka.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply