Deg Degg: Difaaci Xulka Gobolka Saaxil oo Geeriyooday

0
483

Hargeysa (Dawan) Inaa li laah wa inaa Ileyhi raajucuu.

War hadda na soo gaadhay ayaa sheegay in AĹLE haw naxariiste, marxuum Mukhtaar Yaxye Mutto daafacii xulka gobolka Saaxil oo goordhaweyd ku geeriyooday cisbitaalka Haldoor ee Hargeysa.

Marxuumka ayaa koomo ugu jiray kadib markii uu galay shil culus kaasi oo jug xoogan kasoo gaadhay.

Leave a Reply