In ka Badan Boqol Qof oo lagu Dilay Nayjeeriya

0
514

Nayjeeriya (Dawan) In Ka Badan Boqol Qof oo beeralay ah ayaa lagu dilay Dalka Nigeria,

Koox Dablay oo Wadata Mootooyin ayaa Rasaas ooda Kaga Qaaday dad Beeralay ah Oo Xilligaasi Goosanayay Dalagii Sanadkan Uga Soo Go’ay Beerahooda,

Dilkan ayaa  ka d hacay Xaafada Koshobe oo ah Dhul baadiye oo u dhaw Magaalada Maiduguri.

Waxa ay Qaramada Midoobay Sheegtay In Weerarkaasi Ay Ku Dhinteen 110 Qof, Halka Tiro Kalena Ay Ku Dhaawacantay.

Leave a Reply