Somaliland oo Mastaafurisay Xildhibaan ay Xidhay

0
584

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda  Somaliland, ayaa dalka ka mastaafurisay xildhibaan Mustafe Dhuxulow.

Xildhibaan ayaa shalay lagu xidhay saldhiga garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa, kadib markii uu ka sòo degay diyaarad ka timid magaaalada Muqdisho, xadhigiisa ayaa ku sooo beegmay xilli uu isku dayay in soo dhaafo garroonka diyaaraha, islamarkaana uu isku dayay in uu magaalada Hargeysa.

 

 

Leave a Reply