Somaliland: Heshiis lala Galay Mid ka Mida Ciyaartoyda

0
465

Hargeysa (Dawan) Kooxda Kubadda Cagta Ciidanka Booliska Somaliland ee Goodir ayaa heshiis wakhti dheera ka Saxeexday Ciyaaryahanka  Aamiin Xirsi.

Heshiiskani ayaa ku soo beegmay iyadoo Kooxaha Heerka Koobaad isku Diyaarinayaan Horyaalka Kubadda Cagta Somaliland.

Leave a Reply