Sirta Guushu Waa Go’aanka Saxda Ah!

0
802
  • Dhamaan Shimbiruhu waxay raadsadaan hoy ay ka galaan marka roobku da’ayo laakiin gorgorka daruuruaha ayuu kor mara si uu uga fogaado roobka.
  • Dhibaatadu way badan tahay laakiin hab-dhaqanka ayaa isbedel sameeya.
    Marka rajooyinkaaga, riyooyinkaaga & hadafkaaguba ay baaba’ aan, ka raadi qashin qubka waxaa laga yaabaa inaad ka hesho fursad dahabi ah oo ku qarsoonayd xashiishkaasi.
  • Si loogu guuleysto dhammaan hadafyada waxaa asal u ah in la helo hogaamiyeyaal hal abuur leh.
  • Hogaamin hal-abuur leh micnaheedu waxay tahay in la isticmaalo aragtida dheer si loo bedelo doorkii qadiimiga ahaa ee amar bixinta laguna bedelo wada tashi iyo wada shaqeyn.
  • Mar su’aal laga weydiiyay waa maxay sirta guusha; Abul Kalam Ghulam  oo ahaa madaxweyinhii Muslinka ah ee India ?waxa uu ku jawaabay ‘ waa Go’aano saxsan’.
  • Sidee loo sameeyaa go’aano saxsan? ‘Khibrada ayaa samaysa’
  • Sidee ayaa khibrad lagu helaa ? ‘Go’aanada qaldan ayaa laga helaa’.
  • Macalinkaaga ugu wanaagsan waa qaladkaaga kugu dambeeyay.

Xikmadaha : Abul Kalam Ghulam

Leave a Reply