Komishanka xuquuqal iinsaanka Qaranka oo tababar u qabtay Saxaafadda iyo Xeer-ilaalinta Gobolka Awdal

0
417

Komishanka Xuquuqal-iinsaanka Somaliland ayaa magaalada Boorama ku qabtay kulan tababar loogu fidiyey Suxufiyiinta iyo xeer-ilaalieyaasha ka howlgala gobolka Awdal, kaasoo ka qaybgaleyaasha lagu siiyey aqoon korodhsi ku saabsan ilaalinta xoriyada hadalka iyo u hogaansanaanta Sharciga.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply