Madaxweyneku-Xigeenka oo Furay Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-Geliyay Berbera.

0
541

Berbera-(Dawan)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa daahfuray mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera.

Image may contain: 1 person, sitting

Mashruucan oo ay maal-geliyeen dawladda imaaraadka carabta  oo ah kii ugu weynaa ee laga fuliyo guud ahaan Somaliland ayaa lagu heshiiyay inay wada maamulaan Wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland iyo shirkadda laydhka ee Berbera.

Image may contain: one or more people

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo munaasibadaasi khudbad ka jeediyay ayaa u mahadceliyay dawladda Imaaraadka Carabta ee maal-gelisay mashruucan bulshadana ugu baaqay inay ka faa’idaystaan, ilaashadaana

Image may contain: 5 people, people standing and people on stageImage may contain: 1 person, text that says 'ONY brid ENING CERE BERA 7MWp i-Grid Proje ed by: UNITED ARAB EMIRA istrated by: ABU DHABI FUND EVELOPMENT in collabo INISTRY OF ENERGI ver'

Image may contain: one or more people, text that says 'id PENING CEREMO BERA 7MWp H ni-Grid Project Funded by: UNITED ARAB EMIRATES dministrated by: ABU DHABI FUND FO DEVELOPMENT in collaboration the MINISTRY OF_ENERGY 12 Power Pla'

Image may contain: one or more people, text that says 'rid ENING CEREINO BERA 7MWp ni-Grid Projec unded by: UNITED ARAB EMIRATES ministrated by: ABU DHABI FUND FO DEVELOPMENT in collaboration MINISTRY OF ENERGY AN 1123 ower Plan BUL'

 

Leave a Reply