Mareeyaha Dekaddaha Somaliland oo Rajo ka Muujiyay Dhammeystirka Dekadda

0
612

Berbera (Dawan)  Maareeyaha dekaddaha Somaliland, mudane Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa sheegay in ay dhammaad ku dhow tahay Balaadhinta iyo casriyeynta dekedda Berbera.

Maareeye Siciid waxaa rajo weyn ka muujiyay in bilaha soo socda ay ku dhammaato, casriyaynta iyo balaadhinta dekadda Berbera.

Maareeyaha dekaddaha Somaliland, mudane Siciid Xasan Cabdillaahi waxaa uu sidan ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhagay bartiisa xidhiidhka bulshada ee Facebook, waxaanu yidhi. “Dhismaha balaadhinta, Horumarinta iyo casriyeynta Dekedda caalamiga ah ee Berbera, oo aannu rajeynaynno in ay dhammaato billaha soo socdo, haddii ILLAAHEY yidhaaho”

Image may contain: ocean, sky, outdoor, water and nature

Image may contain: ocean, sky, outdoor and water

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor and water

Image may contain: sky, ocean, outdoor, water and nature

Image may contain: ocean, sky, outdoor and water

Leave a Reply