Toos: daah-furka Carwada Ganacsiga Somaliland ee Burco

0
711

Munaasibada daa-furka carwada 9aad ee Ganacsiga Somaliland ayaa ka socota Magaalada Burco, taasoo furitaankeeda ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka tirsan laamaha Xukuumadda iyo Hay’addaha kale ee Dawladda.

Wasiirrada Wasaaraddaha Ganacsigaa, Maal-gashiga, wakiillo ka socda Asxaabta Qaranka iyo dad kale oo haldoor ah ayaa ku sugan Xaflada, waxaana sidoo kale madasha qayb ka ah wakiillo metelaya shirkaddaha Ganacsiga ee ka qaybgalaya Carwada.

Halkan ka Daawo Munasibada oo toos u socota hadda:

Waa markii ugu horaysay ee carwadan lagu qabto magaalada Burco, waxaana doorarkii hore oo dhan lagu qabtay Hargeysa.

Leave a Reply