Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ka qaybgalay Aas-qaran oo lagu sagootiyey Xaaji Xaamud Jibriil

0
112

Madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici), ayaa ka qaybgalay Aas-qaran oo magaalada Boorama lagu sagootiyey Xaaji Xaamud Jibriil oo kamid ahaa Odayaasha samo-taliska, Ganacsatada iyo waxgaradka Gobolka Awdal oo ku geeriyooday magaalada Boorama.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka hadlay janaasida marxuumka, ayaa ku tilmaamay Oday culus oo ka baxay qaranka Somaliland iyo bulshada gobolka Awdal.

Xubno kamida Golaha Wasiirrada, Siyaasiyiin, Ganacsato, culimo awdiin iyo dad kale oo marxuumka aqoon u lahaa ayaa taariikhdiisa, waxaanay ku tilmaameen in uu ahaa shakhsi nabadda ka shaqaynteeda iyo samo-falka caan ku ahaa, iyagoo allena uga baryey in uu jannada ka waraabiyo.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here