Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo furay kulan lagaga hadlayey Qorshaha Wasaaradda

0
424

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyi-gelinta Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa furay kulan lagaga hadlayo qorshaha Wasaaradda 2021, kaasoo lagu dejinayo qorshe howleedka Wasaaraddaasi.

Kulankan oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa waxa lagu dejinayaa howlaha wasaaradda ee la doonayo in sanadkan la qabsado.

Wasiir Saleeban Yuusuf Cali Koore oo furitaankii shirkaasi ka hadlay, ayaa sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha ugu muhiimsan ee loo baahan yahay in qorshaha la dejinayo lagu daro.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply