Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay maaraynta Cabashada dadweynaha

0
766

Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), oo ka hadlay kulan ku saabsan kor u qaadida adeegyada ay saldhigyada Boolisku bulshada u fidiyaan, ayaa sheegay in fiiro gaar ah loo yeellanayo dacwadaha saldhigyada Booliska soo gala iyo sida ay u maareeyaan.

Taliye Dabagale, ayaa intaasi ku daray in Talisyada Saldhigyada Booliska looga  baahan yahay in ay masuuliyaddaha sida loo kala leeyahay ay u fuliyaan, isla markaana lagu jaan-gooyo qaab-dhismeedka Ciidanka ee kala duwan.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply